send link to app

IQAAD


4.2 ( 8192 ratings )
Seyahat
Geliştirici: Faisal Alsomali
ücretsiz

“IQAAD“ Waa adeeg loogu talagalay shacabweynaha somaliland, waana adeeg si fiican kaaga caawinaya hawlahaga muhiimka ah iyo dhameystirka shaqadaada iyo  , booqashada ehelkaaga iyo asxaabtada iyo wixii hawl ah ee Airportka ah, si aaminimo ah iyo qiime ku raali geliya oo aad kaga maaranto tagaasida sixirkoodu sareeyo.
Sido kale waa xalka ugu wanagsan ee lagaga hor tagi karo dhibaatoyinka isku xidhka qofka iyo gaadhiga u adeegaya iyado laga ilaalinayo waxii habsan ah. waxaanad ka maarmaysa kiro gaadhi Fadlan soo download-garee “IQAAD” si aad u fudud